Baydhabo Soomaaliya-{WMN}-Towbarkan oo ay u qabatay hayada unsom ayaa lagu baranayey Tabinta wanaagsan ee arimaha Bani’aadmnimada,Doorashooyinka iyo bad baadada suxufiga Waxaana xiritaanka towbarkan ka qaybgalay wasiirka warfaafinta iyo wacyigelinta KGS…
Warsan Radio
Baydhabo Soomaliya-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan oo Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyaal oo aad xasaasi u ah ayaa Caawa soo saarey Wariye C/Rashiid Rashka Boy waxaa soo jeedinaaya isla Wariye C/Rashiid Rashka Boy…
Baydhabo Somaliya-{WMN}-Gadoomiyaha Maamulka degmada Baydhabo Ahna Duqa Magaaladda Mudane Xasan Macalin Axmed Biikole ayaa waxaa maanta Tababar Usoo xirey Shaqaalaha Maamulka Dowladaha hoose ee degmada baydhabo, Tabarkan Oo mudada Afarta…
Akhriso:-Golaha Wasiirrada Oo Ansixiyay Siyaasadda Iyo Istaraatiijiyadda Qaran Ee Isgaarsiinta Iyo Teknoolojiyadda
Muqdisho, Khamiis, Nofeembar 28, 2019—Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa kulan maanta ay ku yeesheen Muqdisho waxa ay ku meel mariyeen Siyaasadda iyo Istaraatiijiyadda qaran ee isgaarsiinta iyo teknoolojiyadda, oo…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Maxamed C/Raxmaan [Maleele] hadaba aan ka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan wariye Maxamud Ali {Gaabshaa} Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada…
Baydhabo Somaliya-{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Maxamed C/raxmaan Maleele aanka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Bilaal Hilaal Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan was last…






