Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Warsan Radio
Akhriso+Sawiro:-Ra’iisul WasaareKhayre oo Booqday Xarunta Gurmadka Degdegga Ah Iyo Isbitaalka Erdoğan
Muqdisho, Axad, Deseembar 29, 2019— Ra’iisul Wasaaraha XFS, mudane Xasan Cali Khayre ayaa booqday xarunta gurmadka degdegga ah oo ay ka socoto isku dubba ridka howlaha loogu gurmanayo dadkii waxyeelladu kasoo gaartay…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Akhriso:-Booliska Hirshabelle oo muddo kooban hawada ka saaray Radio Jowhar, xireyna wariye
MUQDISHO, Soomaaliya, 29 Disember, 2019 – Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed (SJS) wuxuu cambaareynayaa falka sharci darrada ah ee muddada kooban hawada looga saaray Radio Jowhar iyo xarigga wariye u shaqeynayay idaacadda…
Dhageyso:-Ayax baabi’iyay beero ku yaalla deegaanka Geedweyne ee gobolka gedo
Sodomeeyo dhul-beereed ah oo ku yaalla deegaanka geedweyne ee Gobolka Gedo ayuu ayax baabi’iyay dhul beereed iyo dhul daaqsimeed balaaran, isagoo khasaaro lixaad leh u gaystay wax-soo-saarkii beeraha ee deegaankaasi.…
Baydhabo Somaliya-{WMN}-Warkeeni Fidnimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Maxamed C/Raxman Cabdule {Maleele] hadaba aanka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Khaalid Cabdi Ibraahim Dhageyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Akhriso:-Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre Iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo oo Dhuusamareeb Soo Gaaray
Dhuusamareeb, Isniin, Deseembar 30, 2019—Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad gobaleedka Galmudug. Ra’iisul Wasaaraha ayaa inta uu…
Dhibaatooyin caafimaad daro ayaa ka jira degmada Buurdhuubo ee Gobolka Gedo iyo deegaannada hoos taga,dhibaatada ugu daran dadku ay cabanayaan ayaa ah,Shubanka,Malaariyada,nafaqo darida iyo oofwareenka.iyadoo xanuunadaasina llabadii maalmood ay u…