Halkaan hoos ka dhageyso warka fiidnimo ee Idaacada Warsan waxaa aqrinaya Cabdirashid Axmed Ibraahim
Author
Warsan Radio
Muqdisho; Sabti, May 02, 2020 —-Wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta xaqiijisay in dalka laga diiwaan geliyay 70 xaalado cusub oo COVID-19. Sedax bukaan ayaa cudurka ugu geeriyooday gobalka Banaadir,…
Baydhabo Somaliya-{WMN]-Munaasabadda Maalinta Xorriyadda Saxaafadda Adduunka awgeed, ayaa Ergeyga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya wuxuu maanta ugu baaqay suxufiyiinta Soomaaliyeed in ay awood u yeeshaan in ay shaqadooda u gutaan si…





