Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Somaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaake, ayaa balan qaaday in ciidamada Maamulka Koonfur Galbeed ay ka taagerayaan dhanka agabyada kala duwan ee ciidamada ay u baahan yihiin.…
Warsan Radio
Dhageyso:- Wararkii Caawa Ee Idaacada Warsanradio iyo Warbahinta Konfur Galbeed Soomaaliya>>
BAYDHABO–(WSR)–Halkaan ka dhageyso warka Warsan Radio iyo warbaahinta KG soomaaliya warka caawa waxaa akh rinayey warka caawa waxaa soo diyaariyay maxamed aaan waxaa idin soo gaarsiinayaa Shukri bidhaan Dhageyso:- Wararkii…
Dhageyso:-Daawo: Danjire Nicholas Key Oo Soo Gaarey Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay>>
Waxaa maanta Magaalada Baydhabo ee xarunta Dwoalda Koonfur Galbeed ee Soomaaliya gaaray wefdi uu horkacaayay Wakiilka Qaramada Midoobe u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Danjire. Nicholas Kay. Wakiilka iyo wefdigiisa oo ka…
Dhageyso:-Daawo: Ciidamada Cusub Ee Daraawiishta iyo Booliska KGS Oo Saaka Dhoolatus Ku Soo Bandhigeen Wadooyinka Baydhabo>>
Boqolal Ciidamada Daraawiishta iyo Booliska Cusub Ee Dowlada Koonfur Galbeed Somaaliya ee Shaley Madaxweyne Shariif Xasan Sheekh Aaden Iyo Ra’iisul wasaaraaha Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ay Tababa u…
Dhageyso:-gudoomiyaha degmada baydhabo cabdulaahi cali watiin oo ka war bixiinaayo wadooyinka ladhisayo xafada magalada baydhabo
Dhageyso:-gudoomiyaha degmada baydhabo cabdulaahi cali watiin oo ka war bixiinaayo wadooyinka ladhisayo xafada magalada baydhabo iyo kan gobalkaba. Dhageyso:-gudoomiyaha degmada baydhabo cabdulaahi cali watiin oo ka war bixiinaayo wadooyinka ladhisayo…
