Barnaamijkaan oo looga hadlaayey Doorka haweenka ay ku leeyihiin go’aan qaadashada arimaha quseeya amniga iyo nabada ayaa waxaa ka qeyb galay Haween ka kala socda ururrada haweenka, ururrada nabada iyo…
Author
Warsan Radio
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Dhageyso Qeybta 2 aaad Barshada nafaqada wanagsan iyo badqabka Cunada,Barnaamijka Maanta waxan kaga hadleynaa baahida nafaqo ee looga baahanyahay qeybaha nolasha ee Dadka,Barnaamijka aya waxa soo saartey Hayada Cunada iyo…




