Hoos ka dhageyso Natiijada tartan aqooneedka bisha barakaysan ee Ramadan ee Radio warsan habeenkii 6aad waxaa ku tartamay group (C) oo ay ku tartamayeeyn Xaafadaha kala ah Towfiiq(A) iyo salaamay…
Author
Warsan Radio
Doodan ku saabsan arimaha Cadaalada ee lagu qabtay IStuudiyaha Idaacada Warsan ee Magaalada Baydhabo waxaa ka qeyb galey Aqoonyahano,Haween iyo Odoyaasha,waxaana aad looga doodey sidii bulshada Cadaalad u heli lahaayeen…
Barnaamijka Tartan Aqooneed Xaafadaha ee Radio Warsan oo ay maal-gelineyso saxaab company, Waxaana su’aalaha soo diyaarisay Jaamacadda Baydhabo, waxaana caawa ku tartamayeyTowfiiq (B) iyo Daarusalaam (A) waxaa Xaafadaha oo la waydiiyey min…






