Barnaamijka Arimaha Bulshada ayaa ah Barnaamij aan ku soo Qaadano arimaha Dhalinyarada, Beeraha, Haweenka, Fanka iyo Suugaanta, Waxbarashada, Caafimaadka iyo Dhacdooyinka, maalin kasta 09:00 am ilaa 04:00 am ayaa ka…
Author
Warsan Radio
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Dhageyso:-ku celiska Qeybta 6aad Barnaamijka Barashada Nafaqada Wanaagsan iyo Badqabka Cunada
written by Warsan Radio
Dhageyso ku celiska Barnaamij looga hadlaayo Barashada Nafaqada Wanaagsan iyo Badqabka Cunada.barnaamijka Maanta waxan kaga hadleynaa nafaqada laga helo Kaluunka,barnaamijka waxaaa soo saartey hayada qaramada midoowe u qaabelsan Cunada iyo…






