Duqayn dhanka cirka ah ayaa dhacday magaalada Mekelle ee gobolka Tigray, halkaas oo ay ku sugan yihiin maleeshiyaad farabadan oo ka tirsan xoogaga TPLF. Diyaaradaha aan Duuliyaha lahayn ee Itoobiya…
Author
Warsan Radio
Wararka laga helayo Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland ayaa sheegaya in qaar kamid ah Xildhibaannada Golaha Wakiilada Maamulkaasi Puntland ay wadaan olole mooshin la doonayo in lagu baabi’iyo Heshiiskii Shirkadda…
Tababarka oo socon doona muddo saddex maalmood ah ayaa loo qabtay Taliyeyaasha ugu sarreeya Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, kaas oo loo xilsaaray socodsiinta xarumaha lagu sugayo amniga doorashada ee gobollada dalka,…
aaxiibada caalamku* waxay boorrinayaan in la dhammaystiro doorashada golaha shacabka oo loo dhan yahay, laguna kalsoonaan karo oo ay aqbali karaan dhammaan daneeyayaasha doorashada iyo shacabka Soomaaliyeed sida ku cad…








