Taliska Ciidamada Booliiska iyo Nabadsugidda Degmadda Hawl wadaag ee Gobolkan Banaadir oo wehlinayeen Ciidamada jagboontiyada guur guura ee Booliska ayaa hawlgal lagu xaqiijinayo Amniga degmadda ka sameeyay xaafadaha ay ka…
Warsan Radio
Taliyaha guutada 5-aad qeybta 27-aad ee Ciidanka xoogga dalka Korneyl Maxamuud Xasan Ibraahim Bakaay ayaa gaaray deegaano ay maamulaan Maamulka Dowlad Deegaanka Somalida Ee Itoobiya Socdaalka Wafdiga Taliye Bakaay ayaa…
Maxay ka wada hadleen Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble & Safiirka Imaaraadka?
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Maanta qaabilay danjiraha Dowladda Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya Mudane Maxamed Axmed Alcuthman. labada mas’uul ayaa waxaa ka wada hadleen…
Odayaasha dhaqanka maamulka Puntland oo maalmihii lasoo dhaafay ku howlanaa xalinta xiisadii ka dhalatay Agaasimihii PSF iyo madaxweynaha Puntland. 1 -Waxaa dhaqan gashay xilka qaadistii Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya C/Rashid Axmed…








