Ciidanka Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya ayaa howlgal qorsheysan waxaa ay saacadihii la soo dhaafay ka fuliyeen Koonfurta Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug. Sida ay xaqiijiyeen Saraakiil ka tirsan laamaha…
Author
Warsan Radio
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya C/Rashid Axmed…
Somaliland oo ku hanjabtay inay xiri doontoo Xarunta Universal TV ee Hargeysa
written by Warsan Radio
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Somaliland Saleemaan Yuusuf Cali Koore ayaa ugu hanjabay Maamulka TV-ga Universal Xaruntooda Magaalada Hargeysa kadib dood ka baxday tv-ga. “Waxaan habeen hore arkayay Tv-ga Universal oo baahinayay…









