Hoos Ka dhageyso Warka Caawa ee Idaacada Warsan oo aqrinaayo Wariye Yuusuf Sheikh Aadan (Qalinle)
Author
Warsan Radio
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/rashiid…
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya Cabdisaciid Muuse Cali ayaa cambaareeyay weerarkii lagu qaaday magaalada Abu Dhabi, halkaasoo Xuutiyiinta Yemen ay ku weerareen diyaarad Drones oo walxaha qarxa laga soo buuxiyay.…
Guddiga qaban qaabada doorashada Guddoomiyaha Guddiga Xalinta khilaafaadka oo la Magacaabey
written by Warsan Radio
Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka Heer Federaal ayaa magacaabay guddiga qaban qaabada doorashada guddoomiyaha Guddigaas. Guddiga la magacaabay oo ka kooban 5 Xubnood ayaa laga soo xulay guddiga dhexdiisa, waxaana ay…










