Gudiga Hirgalinta Doorashooyinkabheer dowlad Goboleed ee Maamulka Hirshabeelle ayaa shaaciyay jadwalka qabashada doorashada 4 kursi oo ka mid ah kuraasta Deegaan doorashada labaad ee Beledweyne. Qoraal kasoo baxay Guddiga ayaa…
Author
Warsan Radio
Golaha Ammaanka oo cambaareeyay weeraradii ka dhacay Garoonka Aadan-Cadde & Beledweyne
written by Warsan Radio
Xubnaha Golaha Ammaanka ayaa si kulul u cambaareeyay weerarradii golahaďoka dhacay agagaarka garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho, iyo magaalada Beledweyne, 23-kii March 2022, kuwaas oo ay mas’uuliyadooda sheegatay Al-shabaab,…
Warbaahinta dawladda Kuuriyada Waqooyi ayaa Maanta sheegtay in ay tijaabisay gantaal nuuciisu yahay kuwa isaga kala goosha qaaradaha (ICBM),iyagoo dabajooga amar ka soo baxay hogaamiye Kim Jong Un. Tijaabada gantaalkaasi…








