Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed oo safar shaqo ku jooga magaalada Dooxa ee Dalka Qatar ayaa kulan la yeeshay Ra’iisal Wasaaraha ahna Wasiirka Arrimaha Gudaha ee…
Author
Warsan Radio
Madaxweyne Cali Guudlaawe oo booqday Goobihii ku burburay qaraxyadii Beledweyne baaqna jeediyay
written by Warsan Radio
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xueeen ayaa maanta kormeer ku tagay Isbitaalka guud ee Magaalada Beledweyne oo burbur xoogan uu kasoo gaaray qaraxyadii dhawaan ka dhacay. Madaxweynaha oo kormeerka…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaabilay Safiirka Dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya Kate Foster oo ay ka wada hadleen arrimaha doorashooyinka dalka, dhacdooyinkii u dambeeyay ee ka dhacay…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/llahi…










