Baydhowy-{WMN}-Lix askari ayaa lagu dilay weerar kooxda Al-Shabaab ay xalay ku qaadeen bar koontarool oo ku taala waddada ka baxda degmada Balcad ee aada magaalada Jowhar. Dad ku sugan Balcad…
Warsan Radio
Wasaaradda Waxbarashadda oo shaacisay xilliga la qaadaayo imtixaanka dowladda
Baydhowy-{WMN}-Wasaaradda Waxbarashadda, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Jamhuuriyadda FederaalkaSoomaaliya, ayaa ardayda, waalidiinta, macallimiinta, maamulayaasha iyo dhammaanbahwadaagta waxbarashada Soomaliyeed la wadaagtay shaacinta waqtiga qaadistaimtixaanka midaysan ee fasalka 12aad. Wasaaradda Waxbarashadda ee…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Somaliland oo xirtay Nin Baraha Bulshada ku dhaliili jiray Madaxweynaha Jabuuti
Baydhowy-{WMN}Waxaa maalintii Saddexaad ku xiran degmada Gabilay ee degaannada Somaliland Aare Saleebaan Cowleed oo ah muwaadin u dhashay dalka Jamhuuriyadda Jabuuti, waxaana xiray ninkaan sida wararku sheegayaan ciidamada ammaanka Somaliland,…
Villa Somalia oo faah faahisay Qaban qaabada xil wareejinta Madaxweyne Xasan Sheekh
Baydhowy-{WMN}Waxaa Xarunta Madaxtooyada ee Villa Somalia ka socota qaban qaabadii ugu dambeeysay ee Madaxweynaha xilka kasii dagaya Mxamed Cabdullaahi Farmaajo uu xilka ugu wareejinayo Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh…
Baydhowy-{WMN}Kulanka Maanta ee Golaha Wakiilada Somaliland oo uu guddoominaayey Guddoomiye kuxigeenka labbaad ee Golaha Md.Cali Xamuud loogana hadli lahaa arrimo ku saabsan xaaladda Soomaaliland ayaa Maanta baaqday. Xoghayaha Guud ee…










