Baydhowy-{WMN}-Hoos ka dhageyso Warka Galabnimo ee Radio Warsan oo aqrinayo Mukhar Sheikh Adan (Dalmar)
Warsan Radio
Wasiir-dowlaha Wasaaradda Arrimaha gudaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maalmo kahor shaqo joojin ku sameeyay Guddoomiyaha xilka qaadista lagu sameeyay ee Abuukar Muudeey, kaasi oo lagu eedeeyay inuu amar…
Dowladda Federaalka Iyo Dowlad Goboleedyada Oo Ka Shiray Xaaladda Abaaraha Jira
Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa kulan la yeeshay Wasiirrada Gargaarka ee Dowlad Gobolleedyada xubnaha ka ah Dowladda Federaalka. Kulankan ayaa…
aydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ganacsatada Soomaalida Kenya kala hadlay gurmadka Abaaraha
Baydhowy-{WMN}-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan kula qaatay Villa Soomaaliya Ganacsatada Soomaaliyeed ee Dalka Kenya ayaa kala hadlay kaalintooda ku aaddan gurmadka abaaraha Dalka. Madaxweynaha ayaa Ganacsatada…
Waxaa Maalintii labaad Xarunta Madaxtooyada ka socda Shir ay leeyihiin Golaha wadatashiga Qaran oo oo ka kooban Madaxweynaha, Ra’iisul Wasaaraha, Madaxweynayaasha 5-ta dowlad Goboleed & Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir. Shirka…










