Baydhabo-{WMN}- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa ka gudoomay Shirkada Human resource management consultancy expertise services, natiijada imtaxaanadka agaasimayaasha guud ee wasaaradaha Jubbaland. Kulan kooban oo ka dhacay Madaxtooyada…
Author










