Baydhabo-{WMN}– Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee RAdio Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheikh Adan(Qalinle)
Warsan Radio
Ergeyga Abaaraha Oo Farriin U Diray Dowladda Federaalka, Beesha Caalamka Iyo Shacabka
Baydhabo-{WMN}– Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa safar shaqo maanta ku tagay magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud. U jeedka…
Baydhabo-{WMN}- Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa ka socota doorashada xubnaha Golaha deegaanka Magaaladaas, waxaana doorashada ka hadlay Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor. Madaxweyne Axmed Qoorqoor…
MW Xasan Sheekh Oo Maanta Kulan La Qaatay Talisyada Ciidanka Booliska Farriina U Diray
Baydhabo-{WMN}- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha guud ee Ciidamada Qalabka Sida Xasan Sheekh Maxamuud oo kormeer shaqo ku tagay Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa ku adkeeyey hirgelinta, horumarinta iyo…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamud…









