warka Warsan Radio ee magaalada baydhabo, warka caawa Idaacada Warsan ay hawada idiin soo marineysa waaxaa kamid ah Sargaal Mareekan ah oo laguqabtay magaalada Baraawe ee gobolka shabeelaha hoose iyo…
Author
Warsan Radio
Dhageyso:-DAAWO: Wasiirka Beeraha Mudane Maxamed Xasan Fiqi oo hanbalyo u diray Shaqaalaha…
written by Warsan Radio
Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaallaha Maamulka Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Maanta si weyn u Xustey Maalinta Caalamiga Ah Ee Shaqaalaha Aduunka. Kusimaha Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya, Wasiiro, Xildhibaano, Odayaal Dhaqameed…
