Baydhabo-{WMN}- Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Biixi Iimaan Cige ayaa maanta xafiiska ku qaabbilay wafdi uu hoggaaminayay Agaasimaha Bariga iyo Geeska Afrika ee Hay’adda Socdaalka Adduunka ee…
Warsan Radio
Baydhabo-{WMN}- Armenia iyo Azerbaijan ayaa sheegay in ku dhawaad 100 askari lagu dilay Talaadadii dagaalkoodii ugu cuslaa tan iyo sanadkii 2020-kii, kaas oo ka dhashay muranka gobolka Nagorno-Karabakh. Mowjadihii ugu dambeeyay…
Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta Magaalada Muqdisho kula kulmay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Danjire Tiina Intelmann. Madaxweynaha iyo Danjiraha ayaa ka wada hadlay xaaladda guud…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Sawiro;-R/ Wasaare ku-xigeenka oo Ansixisay Heshiis Dhax maray Soomaaliya iyo Turkiga
Baydhabo-{WMN}- Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Salah Jama, ayaa maanta guddoomiyey shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiiradda oo looga hadlay arrimaha Amniga dalka, Abaaraha, Shirkii Golaha Wadatashiga…










