Barnaamijka ku lanka Radio Warsan iyo warbaahunta KGS BARNAAMIJKAAN AYAA TAABANAAYO MILABADAN DHEGAYSI WACAN KULANKA IYO CAAWA WILIBA WAXAA IDIN SOO GUDBIINAAYO ANIGOO OO AH CABDUQAADIR BARA MACALIN IYO FARSAMADII BISHAAR MAYOW SULDAANKA .
ARIMAHA BULSHADA
Dhageyso:Maxkamada sare aya waxay xukuntay todabaad kii lasoo dhaafay Comar Faarooq u xukuntay inuu yahay Xogeeyaha Good
Maxkamada sare aya waxay xukuntay todabaad kii lasoo dhaafay Comar Faarooq u xukuntay inuu yahay Xogeeyaha Good ee ururka NSUJ Waxaa maanta ka soo horjaystay wariyaasha koonfur galbeed soomaaliya oo maanta shir jaraciid ku qabtay magaalada baydhabo anagu kama aqbalayno Maxkamada Sare,
[cue id=”4704″]
Dhageyso:-Daawo sawiro: Madaxweynaha KGS iyo RW, CCC Oo Maanta Tababar U Soo Xireen Dufcadii 2aad Ee Ciidamda Daraawiishta KGS.
iidamo Tiro badan oo ka tirsan Daraawiishta Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya isla markaana Ah dufcadii 2aad, ayaa Maanta Jimco ah tababar loogu soo xiray Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay, iyadoona ay ka qayb qaadan doonaan suggida ammaanka ee Deegaanada Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Askartan cusub ee tababarka dhameystay oo isugu jira rag iyo dumarba, ayaa laga soo kala xulay Deegaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya Saraakiil Amisom ka tirsan, ayaa tababarkan bixiyay.
Munaasabad tababarkan loogu soo xiraayay askartan, ayaa waxaa ka qaybgalay, RW, Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ,Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed, Shariif Xasan Sheekh Aadan,, Wasiiro ka tirsan Dowlada Koonfur Galbeed iyo Weliba, Saraakiisha Ciidamada AMISOM.
Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya oo tababarka u soo xiray Ciidamda Daraawiishta ,ayaa u mahadceliyay dhammaanba intii gacan ka gaysatay tababarka askarta cusub.
Madaxweynaha, ayaa Ciidamada Daraawiishta Koonfur Galbeed Soomaaliya ku guubaabiyay inay gutaan waajibaadka loo wakiishay, isla-markaana ay shaqo bilaaban toddobaadkan..
Ugu dambeyntii, Ciidamada Daraawiishta, ayaa noqonaaya Dufcadii 2aad oo loo tababaro Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya.
War Maay Wadani Maanta Tawabaradii Ciidanka Daraawiishta
Halkan Ka Daawo










Dhageyso:-maalinta oo maalintii dhimirka adoonka ayaa Maanta Lagu Qabtay Hoteel Bayar Munikh ee Magaalada Baydhabo Dhamaan Khudbadihii laga jeediyey Xafladaas..
BAYDHABO–(WSR)–maalinta oo maalintii dhimirka adoonka ayaa maanta lagoqabtay hoteel bayar munikh
ee magaalada beydhabo xafladaas oo sihersar ah loosoo agaasimay ayaa
waxaaa kahadlay madaxda kofur galbeed soomaaliya gobalka iyo degmo
hadaba waxaan idiin soo gudbinaynaa hadaladii ogu mohiim sanaa ee xaflada maanta ee magalada baydhabo janaay
ka dhacaday hoos ka dhageyso.
feysal-abdikhadir-arimaha-bulshada-g/baay
siyaasi-guroow
gadomiye-kuxikiinka-arimaha-bulshada-degmada-baydhabo
sheekh mires
Dhagayso:- Barnaaijka Fanaaniinta iyo Hambalyada Munaasabada Ciida e Radio Warsan
Dhagaystiyaasheena Sharafta Mudan waxaan Halkaan idinku soo gudbinayanaa Barnaamij gaar ah o ku saabsan Munaasabada Ciida o aan kula dabaal degayno fanaanka Ciida o Sanadkaan u Aqoonay fanaanka da’da yar e Cabdiwali Cumar Samiir o ka mid ah Kooxda Xiddigaha Muqdisho.
Barnaamijak Waxaa soo Saaray o idinla Socodsiinayaa Wariyaheena Muqdisho Mascuud Warsame isxaaq
Halkaan Hoos ka Dhahagyso Barnaamijka o Dhhimaystiran!!!
Dhageyso:-waxa garad iyo oqoonyahanada iyo wax garadka rere afgooye shir jaraid kuyeeshay afgooye kagana hadleen xaalada isbitaalka degmadaasi>>
Baydhabo(WKGS) waxa garad iyo oqoonyahanada iyo wax garadka rere afgooye shir jaraid kuyeeshay afgooye kagana hadleen xaalada isbitaalka degmadaasi ka hadlay Dhibaatada ka jirta isbitalaka afgooye ay ku abaarayey hayadaha bishacas bishacas ayaa waxaa lagu eedayey inay ayaa ka keensato shaqale dalka dibadiis anagu uma dulqadankarno hadaan nahay bulshada reer afgooye gudiga degmada waxaan ka odsanaynaa inay joojiyaan xaqdarada ay ka wadaan deegaanka afgooyey.
hadaba Dhageyso warasigaan
Waxaa qeyb cusub oo ad u zilso badan oo ka mid a barnaamljkll cunto karinta. nafaqaynta lyo qtnxlnta Jlrka ee Cooldng With Hafsa.
Qeybtaan qaa Hafso Hassan Inagula wadaagaysaa sida lao dlyaarlyo cabltaano laga sameeyay khudaar kala duwan Isla markaana caafimaadka lyo quruxda u wanaagsan
Ka faaldaysl wacan:
Akhristayaasha qiimaha badan ee ku xiran qurbo.net waxaan idin Ia wadaagaynaa qeyb cusub 00 ka mid ah baarnaamijkii aadka loogu riyaaqay ee Cooking With Hafsa.
Qeybtaan 00 ka mid ah kuwii qurxinta iyo nafaqaynta jirka ee sida dabiiciga ah ayaa ku saabsan sida Ia iskugu qurxiyo bariis biyo budo ah 00 wajiga Ia marsado iyo biyaha laga sameeyo ubaxa kuwaasoo ka hortaga waxyeelada qoraxda ee wajiga.
Faaidooyinka quruxda ee bariiska (Rice water) waxaa ka mid ah:
• waxa uu maqaarkajirka ka ilaaliyaa qalaylka
• Waxaa uujilciyaa maqaarkajirka
• Waxaa ku jira vitamins minerals iyo antioxidants 00 dhamaantood ka hortaga caabuqa maqaarka jirka
Faaidooyinka biyaha ubaxa (Rose water):
• waxay daaweeyaan finanka wajiga (acne) iyo cambaarta (eczema)
• waxay caawiyaan daawaynta nabraha iyo dhaawaacyada maqaarka jirka
• waxay ka hortagaan calaamadaha gabowga ee maqaarka jirka
• waxay u wanaagsanylhiin caafimaadka timaha.
• waxay ka hortagaan 00 ay daaweeyaan madowga fuula indhaha hoostooda (under eye dark circles).
• waxay daaweeyaan oo ka hortagaan waxyeelada qoraxda ay gaarsiiyo maqaarka jirka
Hadaba hoos ka daawo marwo Hafso 00 ma baraysa sida ugu haboon ee Ia Iskugu qurxlyo barus lyo biyaha ubaxa








