Akhristayaasha qiimaha badan ee ku xiran qurbo.net waxaan idin Ia wadaagaynaa qeyb cusub 00 ka mid ah baarnaamijkii aadka loogu riyaaqay ee Cooking With Hafsa.
Qeybtaan 00 ka mid ah kuwii qurxinta iyo nafaqaynta jirka ee sida dabiiciga ah ayaa ku saabsan sida Ia iskugu qurxiyo bariis biyo budo ah 00 wajiga Ia marsado iyo biyaha laga sameeyo ubaxa kuwaasoo ka hortaga waxyeelada qoraxda ee wajiga.
Faaidooyinka quruxda ee bariiska (Rice water) waxaa ka mid ah:
• waxa uu maqaarkajirka ka ilaaliyaa qalaylka
• Waxaa uujilciyaa maqaarkajirka
• Waxaa ku jira vitamins minerals iyo antioxidants 00 dhamaantood ka hortaga caabuqa maqaarka jirka
Faaidooyinka biyaha ubaxa (Rose water):
• waxay daaweeyaan finanka wajiga (acne) iyo cambaarta (eczema)
• waxay caawiyaan daawaynta nabraha iyo dhaawaacyada maqaarka jirka
• waxay ka hortagaan calaamadaha gabowga ee maqaarka jirka
• waxay u wanaagsanylhiin caafimaadka timaha.
• waxay ka hortagaan 00 ay daaweeyaan madowga fuula indhaha hoostooda (under eye dark circles).
• waxay daaweeyaan oo ka hortagaan waxyeelada qoraxda ay gaarsiiyo maqaarka jirka
Hadaba hoos ka daawo marwo Hafso 00 ma baraysa sida ugu haboon ee Ia Iskugu qurxlyo barus lyo biyaha ubaxa