Xeebta Liido ayaa habeenkii unoqotay dhalinyarada fursado shaqo oo ay ku dabooli karaan baahiyaha noloshooda iyo qoysaskooda. Liido Beach has become a source of nighttime job opportunities for young people, allowing them to meet their daily needs and support their families.
BILAN MEDIA
Bilan Media waxa ay qabaneysaa tartan loogu talagalay gabdhaha saxafiyiinta Soomaaliyeed ee xirfadda leh samee hal sheeko saameyn leh oo ku guuleyso $1,000! Bilan Media is launching a competition for skilled Somali women journalists submit one impactful story and win $1,000!
DAAWO SHEEKADA 103 QOYS OO KU NOOL KAAM KU YAALLA DULEEDKA MAGAALADDA MUQDISHO BILAABEEN AYUUTO BILE
Tani waa sheekada 103 qoys oo ku nool kaam ku yaalla duleedka magaaladda Muqdisho. Waxay bilaabeen ayuuto bile ah, si qoys walba u helo dhul uu isagu iska leeyahay mulkiyadiisa.
This is the story of 103 families residing in a camp on the outskirts of Mogadishu. They embarked on a long-term rotating savings system to enable each family to acquire land in their personal ownership.
MAALMO KAHOR ,20 DHALINYARO SOOMALIYEED AH AYAA KU GEERIYOODAY BADDA U DHAXEYSA ALJEERIYA IYO SPAIN.
MAALMO KAHOR ,20 DHALINYARO SOOMALIYEED AH AYAA KU GEERIYOODAY BADDA U DHAXEYSA ALJEERIYA IYO SPAIN.




