Wasiirka Maaliyada Xukuumadda Federaalka Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta khadka aalada fogaan araga ah ee ZOOM-ka uga qeyb galay shirar ay qabteen Bangiga Adduunka iyo Bangiga Horumarinta Afrika. Shirarka ayaa…
WARARKA MAANTA
Baydhabo, 3 Maajo 2021 – Munaasabadda Maalinta Xorriyadda Saxaafadda Adduunka awgeed, ayaa Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, James Swan, wuxuu mar kale xaqiijiyay muhiimadda uu…
Madaxweyne Farmaajo oo warqadaha Aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay Safiirka Cusub ee Itoobiya (Sawirro)
Muqdisho, May 3, 2021: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee dalka Itoobiya u qaabbilsan Soomaaliya Mudane Cabdulfataax Cabdullaahi Xasan. Danjiraha…
Wasiirka Arrimaha gudaha dowladaha Hoose iyo dib u heshiisiinta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Maxamed Abuukar Cabdi ayaa magacaabay Guddoomiye ku-xigeenada Arrimaha bulshada Degmada Baydhabo iyo Maamulka iyo Maaliyadda degmadaas. Wareegto…
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda ee Xukuumadda xilgaarsiinta Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa kulan looga hadlayey xoojinta xariirka labada dalka ee Soomaaliya iyo shiinaha la yeeshay safiirka dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya Qin…










