Dowladda Gariiga ayaa sheegtay in aysan qaabili doonin dadka magangalya doonka ah ee uga imaanaya wadamada Syria iyo Soomaaliya, kuwaasi oo kasoo gudbaya dalka Turkiga. Wasaaradaha arrimaha dibada iyo soo…
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Beesha caalamka ayaa soo dhaweeyay doorashadii 31-kii May ka dhacday Soomaaliland, iyagoo sheegay in ay ka dhabeeyeen ballaan-qaadkii doorashooyinka, geeddi socodka ka qeybgalka siyaasadda iyo xoojinta dimuqraadiyadda. “Saaxiibada Caalamku waxay…
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddi qaabilsan isku xirka dhinacyada ku hawallan arrimaha doorashooyinka dalka. Wareegto ka soo baxday xafiiska Ra’iisul wasaare Rooble ayaa lagu…
Xoghayaha Joogtada Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, ee Soomaaliya Danjire Maxamed Cali Nuur Xaaji, ayaa ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda, wafdi ka socda Wasaaradda Arrimaha Dibadda Boqortooyada Sacuudi Carabiya oo…









