Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Category
WARARKA MAANTA
Wasiirka Gaashaandhigga Somaliya, Xasan Xuseen Xaaji ayaa saxiixay siyaasadda horumarinta ee haweenka ka tirsan Ciidamada Qalabka Sida iyo Xafiiska Wasaaradda Gaashaandhigga. Waaxda Xuquuqul Insaanka Jinsiga & Ka Hortagga Askareynta Carruurta,…
Hoos ka dhageyso Dood ku saabsan xaafadaha Baydhabo sida ay Nabadda uga shaqeeyaan iyo is dhaxgalka bulshada,Dooda ayaa waxa ka qeybgaley Gudoomiyaasha Xaafadaha Towfiiq iyo Wadajir Dhageyso+Sawiro:-Dooda Nabada iyo Dimuqraadiyadda…
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, S/gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafti INTERPOL ah wafdigaan oo ahaa heer caalami, ayaa booqasho ku yimid, Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ee…









