Gudoomiyaha Degmada Baraawe ee Maamulka Gobolka Shabellaha Hoose, Cumar Sheekh Cabdi Shafaana ayaa Ururka Al Shabaab ku eedeeyay inay siyaabooyin kala duwan fagaare ugu toogteen 16 qof oo isku heyb…
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicaiis Xasan Maxamed Lafta-gareen oo gelinkii dambe ee shalay ka ambabaxay Muqdisho ayaa xalay gaaray Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya. Madaxweyne Lafta-gareen…
Kumannaan maxaabiis oo ka tirsan ciidamada federaalka Itoobiya ayaa lagu soo bandhigay magaalada Maqalle ee caasimadda gobolka Tigray, iyadoo dadweyne ay isugu soo baxeen waddooyinka iyagoo la dhacsan arrintan. Maxaabiistan…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa Baaq nabadeed u diray Bulshada Reer Baladwayne, kaas oo ku aadan xiisada u dhaxeysa Ciidamada Ammaanka iyo maleeshiyaadka janeraal Xuud.…







