Soomaaliya ayaa maanta ka heshay xarunta COVAX 302,400 oo ah tallaalka Johnson & Johnson (J&J), qabytii ugu horaysay. Tallaallaka J&J, oo ay ku deeqday Mareykanka, ayaa ah tallaaladii ugu horreeyay…
WARARKA MAANTA
Guddoomiyihii guddiga xalinta Khilaafaadka doorashooyinka heer federaal Cabdulaahi Abyan Nuur ayaa caawa ku geeriyooday isbitaalka Martini ee magaalada Muqdisho.Geerida Cabdulaahi Abyan Nuur ayaa saxaafada waxaa u xaqiijiyay xubo ka mid…
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo soo dhameystiray Liiska tartameyaasha Xubnaha aqalka sare
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa soo Dhamaystiray Liiska Tartameyaasha Xubnaha Aqalka Sare Baarlamaanka Soomaaliya. Halkaan hoose ka akhriso Liiska Magacyada Tartameyaasha. Madaxweynaha Koonfur Galbeed…
Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Dowlad Goboleed Koonfur Galbeed ayaa soo bandhigay jadwalka doorashada xubnaha Aqalka Sare. Guddoomiyaha Guddiga doorashada Koofur Galbeed Mudane Yuusuf Cabdulqaadir Maxamed ayaa tilmaamay in doorashada Aqalka…
Soomaaliya oo qeyb ka noqoneysa Sharciyadda Caalammiga ah ee la Dagaallanka Musuq-maasuqa
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qayb galaya munaasabadda daah-furka Guddiga Madaxa Bannaan ee la Dagaallanka Musuq-maasuqa iyo ku biiritaanka sharciyada caalammiga ah ee la dagaallanka musuq-maasuqa.…







