Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo wafdi balaaran oo isugu jira hay’adaha gargaarka ee Qaramada Midoobay, ee kala ah UNOCHA, UNICEF, WFP, UNFPA iyo kuwa…
Category
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
R/wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa markii ugu horeysay si cad u sheegay inuu xalin doono tabashada shacabka Hiiraan ay ka qabaan maamulka Hirshabelle. Afhayeenka Xukuumadda Maxamed Ibraahin…










