Maxkamadda Caddaaladda Caalamiga ah ayaa go’aankii la sugayey ee dacwadda Xadaynta Xuduudka Badda Soomaaliya iyo Keenya soo saartay . Soomaaliya ayaa 2014kii waxa ay maxkamadda u gudbisay dacwad ay ku…
Category
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/Rashiid Axmed…
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka ee xilgaarsiinta Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa kulan wadahadal la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka ee dhinaca Arrimaha Afrika, Mary. Kulanka dhexmaray Wasiir Maxamed…









