Xildhibaanada Baarlamaanka Jubbaland ayaa Magaalada Kismaayo ku doortay afar Senator, kuwaa oo ku biiraya Senatoradii 29-kii bishii July lagu doortay magaaladaasi. Illaa sideed musharax ayaa ku tartamayay afarta kursi ee…
WARARKA MAANTA
Booliiska Hirshabeele oo xiray xoghayihii ururka saxafiyiinta Soomaaliyeed ee SJS Cabdalle Muumin
Xoghayihii ururrada Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee SJS, Cabdalle Axmed Muumin, ayaa lagu xiray magaalada Jowhar, waana maalintii labaad oo xiriir ah, sida ay sheegeen mas’uuliyiinta ururka. Xoghaye Cabdalle Muumin ayay booliisku…
Madaxweyne Farmaajo iyo Raysal wasaare Rooble oo ugu dambayn ka heshiiyay khilaafkii soo kala dhex galay
Kulan ay yeesheen madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Maxmed Xuseen Rooble ayaa xal looga gaaray khilaaf siyaasadeed ee soo jiitamayay muddada dheer. Madaxweyne Farmaajo iyo Raysal…
Xubno katirsan Ururka Al-Shabaab ayaa saaka waaberigii hore waxaa ay weerar madaaciic ah lu qaadeen Sadlhig Ciidamada Soomaaliya ku leeyihiin degaanka Bariire oo hoostaga degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeellaha Hoose.…
Wasaaradda caafimaadka Puntland oo maanta qalabka looga hortago COVID-19 kala wareegtay Hay’adda WHO
Wasaaradda caafimaadka Dawlad Goboleedka Puntland ayaa maanta kala wareegtay hay’adda caafimaadka Aduunka WHO qalabka looga hortago COVID-19, kaasi oo loogu talagay in la isticmaalo waqtiga doorashooyinka horu dhaca ah ka…









