Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa gaaray Magaalada Rooma ee dalka Talyaaniga,si uu uga qeybgalo shir madaxeedka G-20 ee looga hadlaayo arrimmaha canshuuraha oo ah ajeendaha ugu horeeya oo heer caalami…
Category
WARARKA MAANTA
Muqdisho waxaa ka socota diiwaan gelinta musharixiinta utartamaysa kurraasta Golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ee Gobollada Waqooyi (Somaliland). Afhayeenka Guddiga doorashooyinka Soomaaliya, Axmed Aadan Dagaal (Safiina) oo warbaahinta la hadlay…
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo bilaabay kulamo looga hadlaayo go’doominta Shabaab ee Xudur
written by HAJI
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xarunta Madaxtooyada Magaalada Xudur ku Qaabilay Ururada Haweenka Gobolka Bakool oo ka dhagaystay baahiyaha ay qabaan iyo ka qeybqadashada…









