Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweyne Qoorqoor ayaa lagu sheegay in labadan kursi ay ku tartami doonaan musharaxiinta kala ah 1- Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid iyo Cawil Nuur Cali iyo2-…
Iyada oo Magaalada Dubai ee waddanka isutaga Imaaraadka Carabta uu ka socdo Shirka Shidaalka dalalka Afrika ayaa Maamulka Puntland waxaa uu soo saaray War-saxaafadeed uu uga soo horjeedo Shirkaas. War-saxaafadeed…
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in 16 ka mid ah shaqaalaheeda qaranka lagu xiray caasimadda Itoobiya ee Addis Ababa halka lix kalena la sii daayay. Sida wararku ay sheegayaan Qaramada Midoobay…
Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal Maxamed Xasan Cirro ayaa sheegay in doorashada Golaha Shacabka ay ku soo dhamaystiri doonaan mudda bil ah gudeheed ah inta ka harsan sanadkaan 2021,…
Hoos Ka Dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinaayo Wariye Yuusuf Sheekh Aadan ( Yuusuf Qalinle) Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan was last modified: November 10th, 2021 by Warsan…
Xilli shalay guddoomiye kuxigeenka Siyaasadda degmada Wadajir uu sheegay in lagu qaaday Gaari uu watay weerar qorsheysan oo la doonayay in lagu dilo ayaa waxaa Shaqaaqadaas faah faahin ka bixiyay…
Madaxweynaha, Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin Madaxweyne oo uu xil ka qaadis iyo magacaabid ugu sameeyey masuuliyiin ka mida xukuumada, waxaana wareegtada ay u qorneyd.. Ku: Saleebaan Diiriye Cabdi…