Mas’uuliyiinta dalka Spain ayaa sheegay in siddeed qof oo tahriibayaal ah ay dhinteen kaddib markii doonidii ay la socdeen ay muddo toddobaad ka badan dul-sabaynaysay badweynta Atlaantigga ee koonfurta jasiiradda…
Category
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya C/Rashid Axmed…
Hoos dhageyso ku celiska Barnaamijka Wax soo saarka oo todobaadkan looga hadlaayo Maareynta iyo Maamulka aan hagaagsaneyn,Barnaamijka ayaa waxaa soo saartey Hayada Qaramada midoowe uqaabelsan cunada iyo Beeraha ee FAO…
Inkastoo Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda, Maxamed Xuseen Rooble uu booqasho ku jooggo Magaalada Dhuusamareeb, isla-markaana ay weli taagan tahay xiisadda Galmudug kala dhaxeysa Ahlu Sunnada Gobolada Dhexe ayaa waxaa soo baxaya…







