Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka, General Odawaa Yuusuf Raage oo howlo shaqo u jooggo Magaalada Beledweyne ayaa tiro gaadiid iyo agab kaleba kala wareegay Hay’adda UNMAS. Hay’adda Miino Baarista Qaramada Midoobey…
Category
WARARKA MAANTA
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, oo ka qayb galaya meertada saddexaad ee Shirweynaha Iskaashiga Turkiga iyo Afrika. Ayaa kulan-doceed la qaatay dhiggiisa dalka Turkiga…
Cabdiraxman C/Shakuur” Dowlad Goboleedyada ayaa qeyb ka ah boobka doorashada”
written by Warsan Radio
Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame kana mid ah Midowga Musharrixiinta ayaa ku eedeeyay Madaxda dowlad Goboleedyada inay qeyb ka yihiin boobka lagu haayo doorashooyinka Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya. Siyaasiga oo…
Maaxweynayaasha Maamulada Jubaland iyo Koonfur Galbeed ee Axmed Maxamed Islaam iyo Cabdicasiis Xasan Maxamed (laftagareen) ayaa waxaa ay Warmurtiyeed kasoo saareen kulamadii ay ku yeesheen Magaalada Kismaayo ee Xarunta Kumeel…










