Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
WARARKA MAANTA
Doorashada Kuraastii Ugu Dambeysay Ee Taalla Dhuusamareeb Oo Lasoo Gaba-Gabeeyay
Doorashada kuraastii ugu dambeysay ee Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee taalla Magaalada Dhuusamareeb ayaa Maanta oo jimco ah ka dhacday Caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb. Doorashada kursiga tirsigiisu yahay HOP#012 ayaa…
Security Council meeting The situation in Somalia Report of the Secretary-General on Somalia (S/2019/661) WIDE VIEW 2. Mr. Francisco Caetano Jose Madeira, Special Representative ofthe Chairperson ofthe African Union Commission…
AKHRISO: Wararkii ugu dambeeyay ee doorashada golaha Shacabka iyo tirada xildhibaanada la doortay
Doorashada xildhibaanada golaha Shacabka ayaa ka socota qaar ka mid ah caasimadda maamul gobooleedyadda, iyadoona sidoo kale Koonfur Galbeed noqotay maamulkii ugu horreeyay ee soo afjara doorashada deegaanka doorashada labaad…
Shir looga hadlaayay Joojinta dhoofinta dhuxusha Soomaaliya oo lagu qabtay Nairobi
Dowladda Soomaaliya ayaa kulan looga hadlay joojinta dhuxusha sida sharci darrada ah looga dhoofiyo Soomaaliya ku qabatay magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya. Shirkaan ayaa diirada lagu saaray waxyeeleynta degaanka…
Maraykanka oo shaaciyay in xannibaad dhanka socdaalka ah uu saari doono qaar ka mid siyaasiyiinta Soomaalida
Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay in ay xannibaad dhanka socdaalka ah saari doonto qaar ka mid siyaasiyiinta Soomaalida iyo shakhsiyaad kale oo ku lug lahaa qalqalinta hanaanka doorashada Soomaaliya. Waaxda Arrimaha…










