Waxaa Magaalada Muqdisho Maanta lagu qabtay kulan u dhaxeeyay Mas’uuliyiin katirsan Xukuumadda Soomaaliya & Wakiilada Beesha Caalamka, kaas oo looga hadlayo dabkii ka kacay Suuqa Waaheen ee Magaalada Hargeysa. Kulanka…
Category
WARARKA MAANTA
Guddiga Doorashooyinka Oo Maanta Xildhibaano Hor Leh Siiyay Shahaadada Rasmiga Ah
written by Warsan Radio
Guddiga doorashooyinka heer Federaal ayaa maalintii shanaad oo xiriir ah Magaalada Muqdisho ka wada bixinta shahaado siinta Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee kusoo baxay…










