Baydhowy-{WMN}-Waxaa magaalada Burco lagu soo afmeeray shirkii arrimaha amniga iyo iskaashiga xidiidhka labada dhinac ee gobolka Tog-dheer Somaliland iyo gobolka Jarar ee DDS. Masuuliyiinta dhanka gobolka Tog-dheer ee Somaliland ayaa…
WARARKA MAANTA
Guddoomiye Cabdi Xaashi Oo Magacaabay Madaxda Hab-Dhowraha Golaha Aqalka Sare
Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa magacaabay hab-dhowraha Golaha Aqalka Sare iyo ku-xigeenkiisa, kadib kulankii Maanta Golaha ku yeesheen Magaalada Muqdisho. Guddoomiye Cabdi Xaashi…
Maxaa Looga Hadlayaa Shirka Golaha Wadatashiga Qaran Ee Maanta Ka Furmay Villa Somalia?
Baydhowy-{WMN}-Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ayaa Maanta oo sabti ah ka furmay Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya, kaasi oo uu shir guddoominayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Shirka oo socon doona…
Wasiir-dowlaha Wasaaradda Arrimaha gudaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maalmo kahor shaqo joojin ku sameeyay Guddoomiyaha xilka qaadista lagu sameeyay ee Abuukar Muudeey, kaasi oo lagu eedeeyay inuu amar…
Dowladda Federaalka Iyo Dowlad Goboleedyada Oo Ka Shiray Xaaladda Abaaraha Jira
Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa kulan la yeeshay Wasiirrada Gargaarka ee Dowlad Gobolleedyada xubnaha ka ah Dowladda Federaalka. Kulankan ayaa…
aydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ganacsatada Soomaalida Kenya kala hadlay gurmadka Abaaraha
Baydhowy-{WMN}-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan kula qaatay Villa Soomaaliya Ganacsatada Soomaaliyeed ee Dalka Kenya ayaa kala hadlay kaalintooda ku aaddan gurmadka abaaraha Dalka. Madaxweynaha ayaa Ganacsatada…










