Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Radio Warsan oo aqrinayo Yusuf Shekh Adan ( Qalinle)
WARARKA MAANTA
Dowladda Somalia Oo Shatiyo Siisay Laba Banki Caalami Ah, Kana Shaqo Bilaabaya Dalka
Baydhabo-{WMN}-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shatiyo siisay laba Banki oo caalami ah, lagana leeyahay dalalka Turkiga iyo Masar, sida lagu shaaciyay Qoraal uu soo saaray Maamulka Bangiga Dhexe ee dowladda Soomaaliya.…
Ra’iisul Wasaare Xamse Barre Oo Magacaabay La-Taliyeyaashiisa Iyo Mas’uuliyiin Kale
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa magacaabay Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, La-taliyeyaashiisa iyo Afhayeenka, kadib markii uu xilka si rasmi ah ula wareegay 28-kii…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo casuumaad rasmi ah ka helay dhiggiisa dalka Turkiga Mudane Recep Tayyip Erdogan ayaa ka amba-baxay garoonka diyaaradaha caalamiga…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayey oo soo gaaray dalka Turkiga ayaa waxaa si diirran u soo dhaweeyey Wasiirka Waxbarashada dalka Turkiga Mudane Mahmut…









