Baydhabo-{WMN}-Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay ergayga gaarka ah ee Dowladda Finland u qaabilsan arrimaha nabadaynta geeska Afrika Mudane Suldaan Saciid Axmed ahna…
WARARKA MAANTA
Maxay tahay sababta Somaliland Idaacadda BBC-da uga mamnuucday degaannadeeda?
Baydhabo-{WMN}-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali Koore ayaa sheegay inay go’aamiyeen inay joojiyaan in Idaacadda BBC-da ka hawl gasho degaannada Somaliland, kadib markii hoos u dhigtay sharaftii iyo karaamadii…
Madaxtooyada Soomaaliya oo ka hadashay dhacdadii Boosaaso iyo qarixii Jowhar
Baydhabo-{WMN}-Afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliya Cabdikariin Cali Kaar ayaa ka hadlay shaqaaqadii dhawaan garoonka diyaaradaha magaalada Boosaaso ku dhexmartay Ciidamo ka wada tirsan kuwa Puntland, taas oo sabab u aheyd safar ay…
Wada-hadalladii Xukuumadda Somaliland & Xisbiyada mucaaradka oo natiijo la’aan ku dhamaaday
Baydhabo-{WMN}-Guddoomiyeyaasha Xisbiyada mucaaradka Somaliland ayaa ku dhawaaqay Maanta inay bur bureen wada-hadalladii u dhaxeeyay Xukuumadda Somaliland ee uu hogaaminayo Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi iyo Xisbiyada mucaaradka ee UCID iyo WADANI.…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…










