Baydhowy-{WMN}- Xaalad deg deg ah ayaa looga dhawaaqay deegaanno dhaca gobolka California ee dalka Mareykanka xilli uu si weyn u faafayo dabka ka kacay halkaas. Dabka ayaa haatan ku faafaya…
Category
WARARKA MAANTA
Baydhowy-{WMN}- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan Muqdisho kula qaatay Madaxa Hay’adda Gargaarka Maraykanka (USAID) Danjire Samantha Power. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la wadaagay Samantha Power…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamud…
Baydhabo-{WMN}- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah kujooga dalka Masar ayaa la filayaa in uu halkaasi ka bilaabo la kulanka Madaxda dalkaas. Madaxweynaha ayaa dhiggiisa dalka…








