Baydhabo-{WMN}-Hoos ka dhagyeso Warka Galabnnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Mukhtar Sheekh Adan (Dalmar)
WARARKA MAANTA
Ergeyga gaarka ah Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa Ka Hadlay Saameynta Iyo Baaxada Abaarta.
Baydhabo-{WMN}-Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Ju qaabilsan Arrimaha Bani’aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa maanta warbixin ku saabsan saameynta iyo baaxadda Abaaraha la wadaagay Banbaxa Gollaha Wasiirada.…
Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha dowlad goboleedka Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo wafdi uu hogaaminayay ayaa gaaray magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan, iyada oo siweyn loogu soo dhaweeyay garoonka ugaas khaliif ee Magaalada…
Maamulka dowlad degaanka oo loo tababaray Ciidamo ay kula dagaalamaan Al-Shabaab
Baydhabo-{WMN}-Taliska Ciidamada booliska ismaamulka Addis Ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya ayaa Maanta tababar u soo xiray dufcadii 26-aad oo booliska deegaanka Soomaalidu u tababaray. Ciidamadaan ayaa tababarka waxaa ay ku…
Baydhabo-{WMN}- Wararka naga soo gaaraya magaalada jowhar ee Caasimadda Hir-Shabeelle ayaa waxaa ay sheegayaan in shil ka dhacay duleedka magaaladaas ay ku dhinteen Askar ka tirsaneyd Millateri iyo Booliska Soomaaliya.…
Cali Guudlaawe iyo Wasiirk Gashaandhiga oo ka wada hadlay dagaalka Al-Shabaab
Baydhabo-{WMN}- Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo Madaxweyne Ku Xigeenka Dowladda Mudane Yuusud Axmed Hagar ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Gashaandhigga XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur Xildhibaan…
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud”Waxaa naga go’an in aan argagaxisada dhibaatada ku ah shacabkeenna awood-tirno”
Baydhabo-{WMN}- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo guddoomiyey shir aan caadi ahayn oo ay yeesheen Guddiga Amniga Qaranka ayaa shacabka Soomaaliyeed la wadaagay farriin ku saabsan xaaladda…










