Baydhabo-{WMN}- Cabdullaahi Goodax Barre, Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha Soomaaliya ayaa Dowladad Federaalka ugu baaqay “in ay fuliso howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab si ay uga falceliso weerarkii ay ku…
Category
WARARKA MAANTA
Midowga Afrika oo ergey cusub usoo magacaabay Soomaaliya kadib Markii uu RW Rooble uu cayriyay Madeira
written by Warsan Radio
Baydhabo-{WMN}- Guddoomiyaha Midowga Afrika Moussa Faki Mahamat ayaa danjire Mohammed El-Amine Souef u magacaabay ergaygiisa gaarka ah ee Soomaaliya iyo madaxa howlgalka ATMIS ee Soomaaliya. Waajibaadka danire Mohammed El-Amine Souef…









