Hoos ka dhageyso Warka Duhurnimo Dhacdooyinka ee Idaacada Warsan oo aqrinaayo Sadaam hilal Shueb.
WARARKA MAANTA
Waasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya Cabdiqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku soo dhaweeyay Wasiirka Difaaca Dalka Kenya Adan Bare Ducaalle. Wasiir Ducaale ayaa u yimid Muqdisho ka…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Madaxeynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay billad-sharafta ugu sarreysa dalka guddoonsiiyay madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle kadib xaflad ka dhacay madaxtooyada Villa Soomaaliya. “Caawa, waa habeen taariikhi ah…
Xaalad kacsanaan ah oo weli kajirta laas-Caanood & Somaliland oo Ciidamo horleh keentay
Waxaa Maalintii Afaraad oo xiriir ah ay xaalad kacsanaan ah kajirtaa Magaalada laas-Caanood ee Xarunta Gobolka Sool, halkaas oo bannaannaxyo rabshado wata ay ka dhigayaan Shacabka Magaalada. Ciidamada Somaliland ayaa…










