Xildhibaan Hore Sheekh Shaacir Sheekh Maxamed oo ka mid ahaa Golehii 10-aad ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku geeriyooday dalka Hindiya. Madaxda qaranka uu ugu horeeyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka…
Category
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khadka Taleefanka ay ku wada xiriireen dhiggiisa dalka Masar Mudane Cabdulfataax Al-siis ayaa ka wada hadlay xaaladda gobolka iyo danaha ay…
Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo kumanaan Shacab ah kala qeybgalay Banaanbax ay ku diidan yihiin damaca Ethiopia
written by Warsan Radio
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo ay wehliyaan Kuxigeenadiisa, Xoghayaha guud iyo Agaasimayaasha guud ayaa kumanaan ka tirsan shacabka Caasimadda kala qeybgalay Banaanbax…









