Taliyaha Ciidanka Lugta Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo howlo shaqo u jooga magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo, ayaa kormeer ku tagay buundada magaalada, halkaas oo uu…
Category
WARARKA MAANTA
Hay’adda SoDMA oo Muqdisho ka furtay shir lagu xoojinayo tallaabooyinka looga hortagayo saameynta musiibooyinka
written by HAJI
Muqdisho – Ku-xigeenka Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Dr. Axmed Cabdi Aadan, ayaa magaalada Muqdisho ka furay kulanka saddex-biloodlaha saddexaad ee Kooxda Farsamada Qaranka ee Wax-ka-qabashada Hore ee Soomaaliya…




