Ciyaaraha, gaar ahaan kubadda cagta, ayaa sanadihii u dambeeyay si isa soo taraya uga noqday aalad muhiim u ah isku-xirka bulshada iyo dhalinyarada ku nool deegaannada Koonfur Galbeed Soomaaliya. Tartamada…
Category
WARARKA MAANTA
Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta 2026 oo Muqdisho ka furmaya.
written by HAJI
Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta 2026 ayaa lafilayaa inuu goordhow ka furmo magaalada Muqdisho. Shirweynaha waxaa ka qaybgalaya madaxda hay’adaha warbaahinta dowladda Federaalka Soomaaliya, warbaahinta dowlad-goboleedyada dalka, warbaahinta…



