Masuuliyiin sare oo ka tirsan Hayβadda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) oo safar shaqo ku jooga magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa booqasho iyo wacyigelin ku saabsan u diyaar-garowga xaaladaha degdegga…
WARARKA MAANTA
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka (GMXIQ), Dr. Maryam Qasim Ahmed, ayaa magacaawday afar Agaasime-waaxeed oo cusub, kuwaas oo hoggaamin doona waaxyaha kala duwan ee Guddiga. Agaasime-waaxeedyada la magacaabay…
Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Koonfur Galbeed oo WHO Kala Wareegtay Daawooyin loogu Talo galay Jawaabaha Caafimaad ee Degdegga ah.
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa hayβadda Caafimaadka Aduunka WHO kala wareegtay daawooyin loogu talagalay in lagu xoojiyo jawaabta caafimaad ee xaaladaha degdegga ah iyo…
Wasiirka Arrimaha Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Sheekh Mukhtaar Roobow Cali, ayaa heerka labaad ee waxbarashada sare (Masterβs Degree) ka qaatay Jaamacadda Islaamiga ah. Dhanka kale, Guddiga qiimeynta buugga…
SAWWIRO: Wasiirka Cadaaladda Koonfur Galbeed oo Qaabilay Guddiga Garsoorka, Arrimaha Diinta iyo Awqaafta Baarlamaanka KGS.
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Garsoorka ee Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Cabdiraxiin Maxamed Ibraahim, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Guddiga Garsoorka, Arrimaha Diinta iyo Awqaafta ee Baarlamaanka Koonfur Galbeed, oo…
Marwo Nura Mustaf Mukhtar – Marka Gabar La Wax Baro, Bulsho Dhan Ayaa Wax Baratayβ
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya, Marwo Nura Mustaf Mukhtar, ayaa adkeysay muhiimadda ay waxbarashada gabdhuhu u leedahay horumarka bulshada Soomaaliyeed. Wasiiru-dowlaha ayaa sheegtay in Mashruuca Rajo…
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka DGKS oo booqday isbitaalada baydhabo Gaarsiisay Deeq Daawooyin iyo Agab Caafimaad.
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta booqasho kutagay isbitaalada baydhabo asigoona halkaas gaarsiiyay daawooyin iyo agab caafimaad oo kala duwan saddex isbitaal oo ku…
SAWWIRO: ππππππ ππππππ ππππππππ ππππππ ππ πππ ππππππ BUUGA πππππ-πππππππππππ ππππππ ππππππ ππ ππππ ππππππ
Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka, ππππππ ππππππππ ππππππ ππππ, ayaa difaacday cilmi-baaristiisa heerka labaad ee Master-ka, taas oo uu ka diyaariyey Β«Ψ§ΩΨΩΨ³ΩΨ¨ΩΨ©Ω ΨΉΩΨ― Ψ§Ψ¨Ω ΨͺΩΩ ΩΨ©Β», kana tirsan qaybta Siyaasadda…










