
Wasiirka Arrimaha Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Sheekh Mukhtaar Roobow Cali, ayaa heerka labaad ee waxbarashada sare (Master’s Degree) ka qaatay Jaamacadda Islaamiga ah.
Dhanka kale, Guddiga qiimeynta buugga heerka labaad ee Master-ka ee uu diyaariyey Wasiir Sheekh Mukhtaar Roobow ayaa ku dhawaaqay natiijada iyo dhibcaha uu ku gudbay difaacidda buuggiisa Master-ka.
Difaaca buugga ayaa qeyb ka ahaa shuruudaha waxbarasho ee heerka Master-ka, iyadoo guddigu qiimeeyey cilmi-baarista, nuxurka buugga iyo bandhigga uu wasiirku ka bixiyey daraasaddiisa.
Halkan hoose kalimadda wasiirka iyo gudiga qiimeynta buugiisa:

