
inaalilaahi wainna ileeyhi raajicuun
waxaan ugu tacsiyeynayaa ehelka, qaraabada iyo guud ahaan shacabka soomaaliyeed geerida naxdinta leh ee ku timid rabbi hau-naxaristee Haaji Aadan Abdulaahi oo ku geeriyooday magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
Marxuum Xaaji Aadan wuxuu ahaa samafale iyo ganacsade caan ka ahaa ka shaqeynta horumarinta iyo garab istaagga bulshada, gaar ahaan deegaanada Koonfur Galbeed. Wuxuu door muuqda ka qaatay caawinta dadka masaakiinta ah, agoonta iyo qoysaska danyarta ah.
waxaan Alle uweydiinayaa in hoygiisa uu ka yeelo janatul firdowsa ehelka, qaraabada iyo guud ahaan shacabka soomaaliyeedna samir iyo iiman.
Aamiin Aamiin

























