Ciidamada Ururka 92-aad, Guutada 9-aad, Qaybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorshaysan ka sameeyay deegaanno hoos yimaada degmada Ceel-Barde ee gobolka Bakool. Howlgalkan ayaa lagu sheegay in…
Category
WARARKA MAANTA
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada Koonfur Galbeed oo Ka Qaybgalay Shir ku Saabsan Mashruuca Rajo Kaaba.
written by HAJI
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Fadal Cabdullaahi Mursal, ayaa magaalada Nairobi kaga qaybgalay shir ku saabsanaa taageerada iyo dardargelinta hirgelinta…


